WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Wasiirka Qorsheynta Somalia oo sheegay in uu Deegaanada Sool iyo Sanaag kusoo arkay Dad aan 30 sano Dowladnimo arag-Video

Wasiirka qorsheynta Dowladda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo oo maalmahanba ku sugnaa deegaanada Sool iyo Sanaag iyo Puntland ayaa ka hadlay wuxuu kusoo arkay deegaanadaas,wasiir Jamaal ayaa sheegay in uu soo arkay dad iyo Deegaano aan mudo gaadhaysa 30 sano ah Dowlad Soomaaliyeed.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wasiirka ayaa sheegay in uu noqonayo Mas’uulkii ugu horeeyay 30 sano kadib oo halkaasi taga, kaas oo ka socda Dowlad dhexe oo Soomaaliya .

 

SOMALI NEWS

To Top