Dr. Cali Khaliif Galaydh oo ku sugan magaalada Hargeisa ayaa ka Jawaabay Hadalkii kasoo yeedhay Gudoomiyaha Guurtida Soomaliland Saleebaan Maxamuud aadan kaasi oo sheegay inaan waxba ka jirin heshiiskii ay galeen Khaatumo iyo Somaliland.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Cali Khaliif ayaa sheegay in Heshiiska khaatumo iyo Somaliland aanu ahayn mid lala dhuumanayo, Wuxuuna hadalkan kusoo beegmayaa iyadoo aan weli cadayn sida loo hirgelin karo Heshiiskaasi.