WARARKA SOOMAALI

Daawo:Siyaasiyiin foodda isku daray Dood ku saabsan Dhiibista Qalbi-Dhagax,Odaawa iyo Jeesow oo-Video

Waxaanu Halkanidiinku soo gudbinaynaa Dood loo qabtay Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow iyo Xildhibaan C.raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Dooda labada Xildhibaan ayaa waxaa looga hadlay Arinta ku saabsan C.kariim Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) oo maalintii shalay looga hadlay Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo Gudigii Arintaasi loo Xilsaaray ay Warbixin soo gudbiyeen.

DAAWO WAXA KALA QABSADAY LABADA XILDHIBAAN IYO DOODA.

SOMALI NEWS

To Top