Waxaa weli la sugayaa Natiijada Rasmiga ah ee Doorashadii dhowaan ka qaabsoontay deegaanada maamulka Somaliland, Iyadoona ay soo gaadhay Xiligii ugu dambeeyay Lana Filanayo in lagu dhowaaqo Natiijada Hordhaca ah.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Ku dhowaaqista Natiijada Doorashada ayaa waxaa Hadheeyay Murano iyo Dacwado ku saabsan inay dhaceen is dabamarin, Waxaana Halka lagu tirinayey Codadka kasoo baxay magaalada Hargeisa ka baxay Xubnaha Xisbiga Wadani, Inkastoo ay markii dambe dib ugu soo Noqdeen.
Hadaba Wararkii ugu dambeeyay ee kasoo kordhay Arimaha Doorashada iyo Tirinta Codadka waxaa Warbixintan ku eegaya Wariyaha Telefishinka Honcable.