Waxaa magaalada Kismaayo maalintii shalay kusoo dhamaaday Shirkii Halkaasi uga socday Hogaamiyeyaasha Qaar kamid ah Maamulada ka jira Soomaaliya.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Waxaa Kulanka markii uu soo xidhmay si wada jir ah Warbaahinta ula hadlay Madaxda maamulada ka Qayb galay Shirka Kismaayo, Kaasi oo laga soo saaray Qodobo kala duwan.