Beelaha walaalaha ah ee Baharsame & Qayaad ayaa maanta Maxkamada shareeco uga furmataya magaalad Laascaanood ee G/sool
Beelahan ayaa Iska soo Xulay Ergo Ka Kooban 66 oo Dhinacba Ay Ka socoto Ergo Dhan 33 xubnood o0 Matalaaya.
HALKAN RIIX VIDEO DAAWO
Maxkamada Waxaa Gadhwadeen Ka Ah isimada Deegaanka Qaar Kamid ah iyo culumada Gobolka Sool
Dhinaca Kale waxaa Maanta La Siidaayay Odayaal Gaadhaaya ilaa 40 Oday oo Mudo Ku Xidhna Jeelka Laascaanood Kana Soo jeeda Beelaha Qayaad iyo Baharsame loona Xidhay Shaqaaqada Ka dhacday