WARARKA SOOMAALI

Daawo:Axmed Madoobe ka hadlay arrinta Dib u dhiska Ciidamada iyo wuxuu kala kulmay Shirkii London-Video

Madaxwaynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa kusoo Laabta magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubadda Hoose, Kadib markii uu dhowaan ka qayb galay Shirkii lagu qabtay magaalada London ee looga hadlay arimaha Soomaaliya.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Axmed Madoobe ayaa sheegay  in Qodobada ugu Muhiimsanaa ee Shirkaasi ay ahaayeen in La Cadeeyo Wakhtiga AMISOM ay Soomaali sii Joogi doonto, Iyo Dhismaha Ciidamada Soomaaliya ee Dalka kala Wareegi doona, Wuxuuna Xusay inay jiraan Dhaqaalle lagu Aruuriyey.

SOMALI NEWS

To Top