WARARKA SOOMAALI

Daawo- Gollaha Deegaanka ee Khaatumo oo bilaabay Dhismaha wado muhiim ah oo magaalada Buuhoodle ah-VIDEO.

Galaha deegaanka ayaa maanta bilaabay wado Jay ah oo dhinaca Waqooyi ee magaalada ah, ayagoo gacan ka helaya hay’ada DRC, taasoo ka kaafisay shaqaalaha, halka dhanka maamulka Khaatumo iyo shacabka magaaladuna iska kaashanayaan Dhagaxa, Jayga iyo gaadiidka. Waxana halkaas ka soo qaybgalay mas’uuliyiin badan.

HALKAN KA DAAWO….

GOlaha ayaa sheegay inay magaalada si weyn uga nadiifinayana qashinka maadama xili roobaadkii lagu jiro isla markaana ay nadaafada xooga saarayaan.

[email protected]

 

 

SOMALI NEWS

To Top