WARARKA SOOMAALI

Daawo Farmaajo oo Markii Ugu Horeysay Hal Arin ka Codsaday Beesha Habar-Gidir?

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo uu kulamo gaar gaar ah la qaatay Siyaasiyiin iyo Odayaal kasoo jeeda Beesha Habar-gidir.

Madaxweynaha Somalia ayaa Beesha Habar-gidir ka Codsaday  in gacanta Dowladda ay kusoo celshaan Hanti dhowrihii .

Waxuuna Madaxwene Farmaajo u balan qaday besha habr gidir Balan Qaadyo Muhiim ah ?

Halkan Riix Video Daawo

SOMALI NEWS

To Top