WARARKA SOOMAALI

DAAWO-Maamulka Somaliland oo Faah-faahisay Saamiga lama taabtaanka ah ee Ethiopia Laga Siiyey Dekedda Berbera?

Maamulka Somaliland ayaa faah-faahisay sida loo kala qeybsaday faa’iidada kasoo baxeysa dekedda magaalada Berbera.

Maalmihii lasoo dhaafay waxa magaalooyinka Somaliland aad loo hadal hayay in 19% faa’iidada ka soo baxaysa dekedda magaalada Berbera qayb ahaan loo siiyay dawladda Itoobiya.

Xuseen Aadan Cige (Deyr) oo afhayeen u ah maamulkaasi ayaa kawa

HALKAN RIIX VIDEO

SOMALI NEWS

To Top