WARARKA SOOMAALI

Daawo:Roobab lagu Diirsaday oo shalay ilaa xalay ka Curtay Deegaano ka tirsan Buuhoodle iyo Laascaanood-Video

Xili ay Abaar Daran  Xanuuno galaafaty Nolosha Dad iyo Duunyaba ay ka taagan yihiin  guud ahaan Somalia gaar ahaana deegaanada SSC ayaa Roobab lagu diirsaday ayaa ila xalay ilaa shalay Galabnimadii ka Da,ay deegaano badan oo hoos yimaada Gobalka Cayn iyo Sidoo kale deegaano badan oo hoos yimaada Gobalka Sool Robabkaas oo ahaa kuwo si aad ah loogu diirsaday ayaa deegaanada ay horeen waxaa kamid ahaa.

Ayaa deegaanada ay ka da,een waxaay kala ahaayeen Soo:Bali-Hadhac.Degmada Kalabeydh oo roob wacan helay kaas oo Si aada dadku ugu diirasaday iyo degaano badan oo ku teedsan degmada Kalabeydh oo dhul daaq simeed ah.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Sidoo kale Deegaanada Gobalka Cayn ee roobabka lagu diirsaday ay ka hooreen waxaa kamid ahaa Degmada Horufadhi,Dhilaalo,Sool-joogto iyo deegaano kale oo badan.

Wararka Horufadhi.com

 

SOMALI NEWS

To Top