WARARKA SOOMAALI

Vedio” Ha,yada Gurmad oo Wakiil Ka Yahay Shiikh Siciid Ahmed Cadare oo Daawo Gaadhsiiyey Buuhoodle

Ha,yada Somali Relief oo Fadhigeedu Yahay Wadankaasi Australia Ayaa Deeq Daawo ah soo Gaadhsiisay Isbitaalka Dhexe ee Magaalada Buuhoodle Waxaana Deeqdaasi Ha,yadaasi Wakiil uga ahaa Shiikh Siciid Ahmed Cadare oo kamid ah Culumada Gobolka sool oo Buuhoodle soo gaadhay.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

 

Ugu Danbaytii Shiikh Siciid Ahmed Cadare Ayaa Baaq Guud u Diray Guud ahaan Walaalaha Khayrka Jecel inay ka soo Qayb Galaan Xaalada Agad ee Haatan ka Taagan Magaalada Buuhoodle iyo Deegaanada Ku Hareeraysan oo Ka Dilaacay Cudurka Shubanku.

 

 

 

 

SOMALI NEWS

To Top