WARARKA SOOMAALI

Daawo:Laba Xildhibaan oo ka tirsan Kooxdii Xasan Culusow ee Dam-jadiid oo Kuraastooda Muqdisho dib loogu dooranayo-Video

Sida oo maanta oo sheegay gudoomiyaha barlamaanka soomaaliya Jawaari ayaa sheegay in dib loo dooran doono laba kursi oo ah xildhibaanada golaha shacabka soomaaliyeed.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Xildhibaanadaas ayaa kamid ahaa kuwii ugu adkaa xubnaha damul-jadiid ay katirsanaa dowladii hore inkastoo mid kamid ah xildhibaanadaas oo geeriyooday.

SOMALI NEWS

To Top