WARARKA SOOMAALI

Daawo: Maamulka Garoowe oo Qaylo Afka furtay“Waxaan u naqaanaa Al-saaricuuna Bil-xaq Maaha Al-saaducuun Bil-xaq,,-Video

Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Faraweyne oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in dhammaan degaanada gobolka Nugaal laga mamnuucay Urur dimeedyadda Sida Al-Shabaab, Asaadicuuna  Bil Xaq iyo Takfiir.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in la bilaabi doono howlgallo ka dhan ah Kooxahaasi.

Kulan ka dhacay Magaalada  Garoowe ee Caasimadda waxaa la faray laamaha amniga in ay soo xiraan shakhsiyaadka iyo xarumaha taageeray ururkaasi.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Maamulka Gobolka Nugaal, maxkamadda ciidamada qalabka sida, taliska ciidamada la dagaalanka argagixisada iyo taliyayaasha qaybaha ee gobolka Nugaal ayaa kulanka ka qeyb galay.

Puntland ayaa laamaha Amni Fartay in ay tilaabo adag ka qaadaan Xubnaha ka tirsan urur diimeedka Saadicuuna Bil Xaq.

SOMALI NEWS

To Top