Xaalada amaan daro ee ka Jirta magaalada Muqdisho iyo deegaanada ku xeeran ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay Korodhay, Iyadoo Ururka Al-shabab ay Weeraro kala duwan ka gaysteen.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa dhowaan u Qabtay 60-Casho Dhalinyarada u dagaalama Al-shabaab, Iyadoona sidoo kale uu sheegay inay la geli doonaan dagaal.
Dhinaca kale Xildhibaanada Dawlada Soomaaliya ayaa Walaac ka Muujinaya Xaalada Amni Daro ee sii Xumaaya, Waxayna sheegeen inaysan Muhiim ahayn Inay Dawladu sii sheegto Weerarka ay Qaadayso, Islamarkaana Halkii ay Talaabo Qaadi lahayd iyada lagu soo qaaday.