WARARKA SOOMAALI

Daawo:Qoys Soomaaliyeed oo Gabadhooda dhaafsaday Lacag yar Dhacdo Murug iyo Xanuu badan-Video

Abaaraha iyo Macluusha daran ee ka taagan guud ahaan Geeska Africa khaas ahana soomaalia yaa Qoyskan ku khasbay in ay Gabadhooda yar ku khasbaan nin da,ahaan aad uga weyn isla markana ay dhaafsadaan lacag yar oo kooban taas oo ay iyagu aad igu baahnaayeen.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Qoyskan ayaa Gabadha yar waxaa ay Nin ka dhaafsadeen lacag Sooryo ah oo gaadhaysa Kun Doller taas oo ka saaciday in ay ka qaxaan abaaraha afeeyay Dad iyo Duunyaba ee ku qasanaya Soomalia isla markaana ay u jehaystaan dhankaas iyo wadanka Itoobiya.

SOMALI NEWS

To Top