WARARKA SOOMAALI

Daawo:Dr Xabeeb oo Muqdisho ku Aroostay Gabadh yar iyo Buuq ka dhashay Guurkiisa+Jawaab adag-Video

Dr. Xabeeb oo kamid ah Dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee Caanka ah ayaa dhowaan wuxuu magaalada Muqdisho ku Guursaday Gabadh aad u Da’yar, Wuxuuna sheegay inay isku Barteen Baraha ay Bulshadu ku Xidhiidho.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Dhinaca kale wuxuu sheegay inuu Muran iyo Buuq ka dhashay Arooskooda, Iyadoona ay Bulshada qaybaheedu ay Siyaabo kala duwan uga hadleen. WUXUUNA KA HADLAY WUXUU DADKA KALA KULMAY.

SOMALI NEWS

To Top