WARARKA SOOMAALI

Daawo:Culimada Hargeysa oo Sida Fiinta uga Qayliyey Urur Diimeed Dhawaan Hargeysa lagaga dhawaaqay-Video

Qaar kamid ah Culimada ku dhaqan magaalada Hargeisa ayaa ka hadlay Urur Takfiiri ah oo dhowaan looga dhowaaqay Qaybo badan oo kamid ah dalka Soomaaliya.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Culimada ayaa siwayn uga digay Uruur diimeedkan Takfiiri ah, kaasi oo dhowaan Xubno ka tirsan ay shir ku qabteen Muqdisho, Hargeisa iyo deegaanada Puntland, Waxayna Culimadu sidoo kale sheegeen in Xubnanaha Ururkaasi ku jira ay yaqaaniin iyagoo ku sifeeyay  “Anaga ayaa Naqaana Ragaasi waa Faasidiin”.

Dalka Soomaaliya ayaa dhibaato Xoogan kala soo Daristay Urur diimeedyadii Hore looga sameeyay, Waxaana Bulshadu ay hada ku Baraarugtay Halista

SOMALI NEWS

To Top