WARARKA SOOMAALI

Deg Deg:Meydka Nin Hada laga helay Degmada iyo kala carar ka jira Magaalada…

Sida dad soo arkay ay u xaqiijiyeen Warqaad.com waxaa goor dhow inta u dhaxeysa Xeebta Curubo iyo Sugunto liido lagu arkay Meydka Nin La’aqoonsan waayey oo da’ah.

Meydka oo jir ahaan is bedelay ayaa dadku kala garan waayeen in Meesha lagu soo tuuray iyo in ay badda ay soo tufta.

Dad badan ayaa isugu soo baxay si meydka ay u qansadaan balse ilaa hadda ma jirto cid aqoonsatay, waxaana da’diisa lagu qayaasay 50 jir.

Maamulka Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay baarayaan Meydka ninka oo la aqoonsan waayey.

SOMALI NEWS

To Top