WARARKA SOOMAALI

Daawo:Barnaamijka Kaftanka Siyaasada oo lagu Karbaashay Horgal Saleebaan Cali Koore iyo Xisbiga Kulmiye oo Hargeysa ka wada Qabyaalad Qaawan-Video

Waxaan halkan idiinka Soo gudbin doonaa Barnaamijkii Xiisaha Badnaa ee Kaftanka Siyaasada oo Lagu soo qaatay Todobaadkan Qodobo  aad u xiiso badan,sidoo kale lagu karbaashay Ciidanka Maamulka Hargeysa iyo Xisbiga Kulmiye oo Hargeysa ka wada Qabyaaladii ugu xumeyd iyo Gabood Falo islaamo Gargooradaha lagala baxay iyo wax aan hore loo maqal.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Sidoo kale Waxaa Barnaajika lagu karbaashay Saleebaan Cali Koore oo kamid ah Siyaasiyiinta Dhulbahante ee Sida aadka ah ugu cad cad Dhanka Horgalnimada Maamulka Hargeysa.

SOMALI NEWS

To Top