WARARKA SOOMAALI

Daawo:muuse Biixi oo Odayaashii Beeshiisa Boorama Gaadhi u saaray si ay Codka uga Baadi Doonaan Beesha Guda-biirsay iyo Heeshiis Maanta-Video

Musharaxa Xisbiga Kulmiye ee Mamulka Hargeysa Muuse Biixi ayaa Odayaal aad u fara badan maalintii shalay Hargeysa Gaadhi kaaga guray Odayashan oo kasoo jeeda Beeshiisa ayuu u daabulay dhankaas iyo Magaalada Boorama ee Gobalka Awdal si ula soo shiraan Beesha Guda-biirsay oo uu Muuse Biixi Codka ka doonayo.

Muuqaal laga soo duubay kulan balaadhan oo ay ku yeeheen magaalada Boorama Hotel Rays ayaa muujinaya odayaasha oo leh waxaanu heshiis la galna Odayaasha Beesha Gudabiirsay si ay Codka Beeshaas loogu shubo Muuse Biixi.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Muuse Biixi oo kamid Hogaamiya yaashii dhiiga badan ku daadiyey Boorama ayaa ah nin aan aqoon qaabka loo Furfuro siyaasada waana Askari weyn oo aan aqoon siyaadeed oo Cilmiyeysan lahayn taas oo ku kaliftay in uu Qarash malaayiin ah ku bixiyo Odayaasha Beeshiisa si ay Codka Beesha Guda Biirsay Ugu Baadi Goobaan.

Wararka Horufadhi.com

SOMALI NEWS

To Top