WARARKA SOOMAALI

Daawo: Aabe Gabadhiisa lagu Haysto Dalka Liibiya oo Fariin Murugo badan Kasoo Diray Buuhoodle“ Walaalayaal Kurbada iga Qaada,,-Video

Aadan Cabdulaahi (Shalmad)  isla Markaana ku sugan magaalada Buuhoodle Waxuu Fariin u diray Ummada Soomaaliyeed, Wuxuuna ka Codsaday Inay ka Caawiyaan Siidaynta Gabadh uu Dhalay oo Tahriibtay, Isla Markaan Ku Xidhan wadanka Liibiya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Aadan ayaa Codsaday in Kurbada laga dulqaado, Wuxuuna si gaar ah ula hadlay Dadka Ladan ee Alle wax siiyey, Wuxuuna sheegay inay Gabadhiisa Haystaan Mukhalasiinta Loo Yaqaano MAGAFE-YAASHA, Kuwaasi Oo Siidaynta Gabadha Ku Xidhay Lacag Gaadhaysa 9000$, Wuxuuna Xusay inuu Hada gacanta ku Hayo 3.000 $.

SOMALI NEWS

To Top