WARARKA SOOMAALI

Vedio” Xarunta Sahal Software ee Buuhoodle oo Maanta ka Bilaabay Imtixaankii Bilaha ahaa

Waxaa Maanta Imtixaankii Bilaha ahaa Loo Fadhiistay Xarunta  Sahal software ee Magaalada Buuhoodle Imtixaankii Bilaha ahaa Kaasi oo Ardayda Laga Qaado Bil Waliba si Loo Ogaado Aqoontoontooda Waxbarasho Heerka ay Gaadhsiisantahay.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Ugu Horay Waxaa Halkaasi Ka Hadlay Abshir Caydiid Abdilaahi oo kamdi ah Masuuliyiinta Xarunta Sahal Softawre ee Magaalada Buuhoodle Waxaana uu ka Warbixiyey Imtixaankani Maanta ka Bilaabay Xaruntaasi Muhiimada Laga Leeyahay.

 

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top