WARARKA SOOMAALI

Daawo:Askari ka Tirsan Ciidanka Soomaaliya oo Toogasho ku Dilay Wiil yar oo 15 jir ah iyo say wax u dhaceen-Video

Wararka naga soo gaaraya degmada Jowhar ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in Askari ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya uu dilay Wiil dhalinyaro ah oo ka mid ahaa dadka kunool Magaalada Jowhar.

Dilka ayaa yimid ka dib markii labo Gabdhood oo  mid ka mid ah ay dhalatay wiilka ay dirir dhexmartay.

Wiilka la diley ayaa lagu magacaabi jiray Cabdicasiis Muxumad oo 20 jir ah .

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa goobta soo gaaray , waxaana la sheegay in ay qabteen askarigii dilka geystay.

Qof ka mid ah dadka kunool Magaalada Jowhar ayaa Risaala u sheegay in Askariga uusan wiilka u dilin si kas ah.

Wararka Horufadhi.com

SOMALI NEWS

To Top