Waxaa maanta magaalada Hargeysa warbaahinta Kula hadlay Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ah Ninkii ay Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo isku magaca ahaayeen kas oo dhawaaan ay Ciidanka wadooyinka Hargeysa Jeelka dhigeen.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta markii jeelka Hargeysa laga sii dayey waxaa uu Cambaareyn Dusha uga tuuray Taliyaha Wadooyinka Hargeysa isla markaana ku sheegay in xadhigiisa loo maray wado khaldan.
Wuxuuna sababta magacan uu ula baxay u cuskadey Jecel iyo maxabo uu u qabo Siilaanyo.isla markaana uusan dooneyn in uu magaca Siilaanyo meel uga dhaco