Maamulka Somaliland ayaa sheegay sababta ay uga hortagaan weerarada ururka Al-shabaab ay isku dayaan in ay ka fuliyaan Degaanada Somaliland in ay tahay, wada shaqeyn ka timid bulshada oo ay la leeyihiin laamaha ammaanka.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Somaliland Faratoon oo shir jaraaid ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay Shabaab in ay ku dhiiran waayeen in ay weeraro ka geystaan Somaliland, maadaama shacabka ay yihiin kuwo isku duuban oo Hal arragti ka leh Shabaab.
Wararka Horufadhi.com