Garoowe ( HM ) Iyadoo Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdullaahi DENI uu magacaabay Wasiirada Cusub ee Puntland, ayaa waxaa Bilaabatay Falanqayn ku saabsan. Siciid...
Garoowe ( HM ) Madaxwaynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi DENI ayaa magacaabay Golaha Wasiirada Cusub oo ka Kooban 18 Wasiir, 22 Wasiir ku...
Hargeisa (HM ) Wasiirka Maaliyada somaliland Sacad Cali Shire ayaa sheegay in saldhiga Ciidan ee Imaaraadka la siiyey aan la kireyn ee...
Muqdisho (HM)-Maxamed Cabdullahi Farmaajo Madaxweynaha dowladda soomaaliya ayaa magaalada Addis Ababa ee dalka Ethoobia shir kula yeeshay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay...
Garoowe (HM)-Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland ayaa kulan ay maanta yeesheen waxa ay ku ansixiyeen in si wadar ah loo horkeeno baarlamaanka si...
Muqdisho (HM) – Koox hubeysan oo watay gaari nooca raaxadda ah ayaa Maanta ku dilay degmada Hodan gaar ahaan Xaafadda Barmuudo Sarkaal ka...
Hargeysa (HM) –Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa shalay kulan la qaatay ergayga uu waddanka Turkey-gu u magacaabay wada-hadallada Somaliland iyo...
Hargeisa ( HM ) Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegey in maxkamadaha Somaliland u baahanyihiin dib u habayn, Kadib markii uu goobjoog u...
Garoowe (HM)-Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa la filayaa in saacadaha soo socda uu ku dhawaaqo Golihiisa Wasiirada, iyadoo ay bil ay...
Boosaaso (HM)-Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegay in ciidamada amaanka ay sameeyeen howlgaladii ugu badnaa abid, iyaga oo...