Ciidanka Qaranka ee dalka Ukraine ayaa waxaa ay soo bandhigeen Gaari Tekniko nooca casriga ee Nidaamka difaaca hawada ee Pantsir-S1 System.
Milliteriga Ukraine ayaa waxay sheegeen inay tahay markii saddexaad ee ay gacanta ku dhigaan Nidaamka Lidka diyaaradaha ee Pantsir-S1.
Qoraal uu Madaxa Maamulka Milliteriga ee Gobalka Mykolaiv ee dalka Ukraine, Vitalii Kim soo dhigay Barta Telegram ayuu ku sheegay muddadii uu socday duullaanka Ruushka inay qabsadeen 3 Gantaallada Nidaamka Difaaca ee Pantsir-S1 System., wuxuuna xusay inay burburiyeen doonaan gaarigaasi.
Sida laga soo xigtay Xarunta Isgaarsiinta iyo Ammaanka Warboxinada see (The Center for Strategic Communications and Information Security) waxaa Nidaamka difaaca hawada ee Pantsir-S1 lagu iibiyeen lacag dhan ilaa million oo Dollar.