Fatima Khalid oo ahayd Xaaska Madaxweynihii hore ee dalka Sudan, General Omar Hassan Al-Bashir ayaa ku geeriyootay magaallada Shindi ee Waqooyiga dalkaasi
Marxuumada ayaa waxay Ilma-adeer laxmi ah yihiin Madaxweyne Al-Bashir oo haatan ku xiran Xabsiga weyn ee Caasimadda dalkaasi ee Khartoum.
Caa’id Al-maaliki oo ahaa Ilaaliyihii Khaaska ee Albashiir ayaa markii ugu horeysay Saxaafadda Sudan u xaqiijiyey Geerida Marwadii Koowaad ee hore ee dalkaasi
