Waxaa goordhweyd la shaaciyay Jadwalka Doorashada sagaal kursi oo Golaha Shacabka ka soo galayaGobolada waqooyi ee Somaliland,waxaana si toos ah doorashada kuraastaasi looguda gali doonaa Maalmaha soo socda.

Jadwalka Doorashada sagaal kursi oo Golaha Shacabka ah oo la shaaciyay