Laascaanood (HM) ― Kornayl Siciid Cawil Jaamac (Caarre) ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Garoowe ku sheegay in isaga oo garab...
Laascaanood ( HM ) Xiisada u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland ayaa ka taagnayd Bariga Gobolka Sanaag, Kadib markii ay Halkaasi gaadheen Ciidamo ka tirsan...
Muqdisho (HM)-Ciidanka Milatariga Soomaaliya ee kusugan furumaha hore ee dagaalka ayaa lagu soo waramayaa in ay qarka u saaran yihiin in ay...
Muqdisho (HM) – Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhowaaqday inay howl-gal qorsheysan ku dishay horjoogeyaal sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab, qaar kalena ay...
Kismaayo ( HM) Raysal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Maanta Booqasho ku tagay Deegaanka Goobwayn ee Duleedka magaalada Kismaayo. HALKAN KA...
Muqdisho ( HM ) Midowga Yurub ayaa ku dhawaaqay in la joojiyey in dalalka Yurub isticmaalaan diyaarada Boeing 737 MAX8 iyo 737-9 oo ah...
Gaalkacyo (HM)-Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaal uu waaberigii saaka uu ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo....
Muqdisho (HM)-Waxaa aad loo hadal hayaa safarka ra’iisul wasaaraha dalka uu ku tagay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, iyadoo la saadaalinayo...
Laascaanood (HM) – Saldhigga Militari ee Imaaraadka Carabta ee la filayo in xadhiga laga jaro bisha June ee sanadkan, ayaa lagu rakibi doonaa...
Laascaanood (HM)-Waxaa wali taagan xiisadda u dhaxeysa maamulada Somaliland iyo Puntland oo ka taagan deegaano ka tirsan gobolka Sanaag oo labada dhinac ay...