Gaalkacayo (HM)-Dowlad goboleedka Galmudug ayaa wuxuu ku dhawaaqay in uu fashiliyey shirqoolo ay Al-Shabaab damacsaneyd in ay ku khaarijiso mas’uuliyiin iyo xubno...
Muqdisho (HM)– Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ogolaadey in dib loo bilaabo wadahadalada maamulkaas iyo dowladda Soomaaliya, sidda uu shaaciyey madaxweynaha...
Gaalkacyo (HM) – Saraakiisha ciidamada ammaanka gobolka Mudug ee Galmudug iyo Puntland ayaa si wadajir ah uga warbixiyey howlgal maanta lagu dilay nin...
Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo maanta ka jeediyey khudbad xasaasi ah kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka labada aqal ee...
Garoowe (HM) -Hawlgal qorshaysan oo ay maanta si wada jir ah uga fuliyeen magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ciidamada Amniga maamulka...
Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Jamuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamd C/llaahi Farmaajo oo ka qeyb galaya furitaanka Kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka Labada aqal ee...
Hargeisa ( HM ) Soomaliland Waxaa maanta Xabsiga magaalada Hargeisa laga soo daayey Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon, oo Muddo ka badan Sanad...
Muqdisho (HM)-Waxaa goor dhow xarunta Villa Hargeysa ka bilaabatay Munaasabadda Furitaanka Kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka Labada Aqal ee Soomaaliya, iyadoo lagu wado...
Muqdisho (HM)-Waxaa goor dhow la filayaa inuu furmo kalfadhiga 7aad ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasoo lagu wado inuu noqdo...
Jabuuti (HM) – Xadhiga ay dowladda Jabuuti kula kacday Duuliye Fu’aad Yuusuf Cali ayaa waxa door weyn ka qaadatay dowladda Itoobiya, sida uu...