Muqdisho (HM) – Wasiirkii hore ee wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Soomaaliya Maryan Qaasim Axmed ayaa culumada Soomaaliyeed aad ugu dhaleeceysay, sida ay...
Warsheekh (HM) – Xoghayaha degmada Warsheekh Cabdullaahi Raage Colow oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyey dil argagax leh oo xalay dad isku...
Addis Ababa (HM) – Waxaa weli isa soo taraya khasaaraha ka dhashay dagaallada ka socda gobolka Tigrayga oo sii xoogeysanaya marba marka ka...
Garoowe ( HM)-Madaxweynaha maamulka Puntland, Saciid Cabdillaahi Deni ayaa lasoo warinayaa inuu dhawaan diiday qorshe uu soo bandhigay ra’iisal wasaaraha Itoobiya, Abiy...
Muqdisho (HM)–Wararka ka imanaya degmada Warshiiq ee gobolka Shabeellaha Dhexe gaar ahaan deegaanka lagu magacaabo Fillo –dheer ayaa sheegaya in maleeshiyaad hubeysan...
Jigjiga ( HM)-Dowladda Itoobiya ayaa guullo waa weyn ka sheegatay dagaallada ka socda gobolka Tigray-ga oo ku yaalla waqooyiga dalkaasi. Taliye ku...
Muqdisho (HM)-Musharaxa Xisbiga Dimuquraadiga ee ku guulastay xilka madaxaweynimo ee dalka Mareykanka Joe Biden ayaa xalay khudbad uu ku sheegtay guushiisa madaxtinimada...
Muqdisho (HM)-waxaan halkan idinka soo gudbin doonaa wararkii ugu dambeeyay ee doorashada Madaxtinimada Mareykanka iyo Guusha Joe Biden, Trump xaguu ku dambeeyay....
Muqdisho (HM)-Waxaan halkan idinka soo gudbinaynaa waraysi xiiso leh oo uu HM siiyey RW ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guleed Khadar, isla markaana...
Khartuum (HM) – Dowladda Suudaan ayaa war ka soo saartay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Sheekh Nuureyn Maxamed Sadiiq oo ahaa xaafidul...