Weerar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar loo adeegsaday Bam gacmeed oo xalay fiidkii ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan suuqa Bakaaraha,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ku booqday isbitaalka Erdogan ee Muqdisho dhaawacyada howlwadeennadii ka shaqeynayay dhismaha waddada isku...
Hay’adda Qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay ee UNHCR waxay sheegtay in sanadkii tegay ee 2020 oo ay dad badan qaxooti noqdeen sababo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Ciidamadda Qalabka Sida, isagoo mid cusub...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa War kasoo saartay Qarax is-miidaamin ah oo barqadii Maanta ka dhacay deegaanka Lafoole ee duleedka Magaalada Muqdisho, kaasi...
Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa Maanta lagu soo gaba-gabeeyay Shirka Madasha Arragti Wadaaga oo soo qaban qaabiyay Machadka Cilmi baarista ee...
Dowladda Turkiga ayaa si kulul uga hadashay Qarax is-miidaamin ah oo barqdii Maanta ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan deegaanka Lafoole,...
La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Cabdi Saciid Muuse ayaa uga digay Siyaasiyiinta mucaaradka ee xildoonka ah inay siyaasadeeyaan Arrimaha...
Taliyihii hore ee Nabadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa dhaliilay sida ay dowladda Madaxweyne Farmaajo u maamusho Ciidamada iyo...
Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa weli ka socda Shirka Madasha Arragti Wadaaga oo soo qaban qaabiyay Machadka Cilmi baarista ee...