Maalmihii lasoo dhaafay waxaa soo baxayey warar ku saabsan in ciidamo ay dowladda Soomaaliya tababar ugu dirtay dalka Eritrea ay ka qeyb...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa kulan looga hadlayey dar-dar gelinta xaqiijinta amniga iyo dib u furida wadooyinka...
Wasiirka Amniga Gudaha Galmudug iyo mas’uuliyiin kale oo labadii todobaad ee la soo dhaafay ku sugnaa deegaanno hoos-taga degmada Hobyo ayaa gaaray...
Taliska Militariga Maraykanka ee qaaradda Afrika (AFRICOM) ayaa xaqiijiyey in la dhammaystiray bixitaankii ciidamada Maraykanka ee Soomaaliya. Afhayeenka AFRICOM Gaashaanle Sare Christopher...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federaalkaSoomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeell Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta kulan ku yeeshay Magaalada...
Hoggaanka sare ee saddexda xisbi ee Somaliland ayaa maanta si wada-jir ah usoo dhaweeyey maalinta ay xubnaha komishanka doorashooyinka u cayimeen inay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta daahfuray kulan ku saabsan Dib u eegista, Qiimeynta iyo Dib u habeynta Qaab-dhismeedka...
Ciidanka Booliska Somaliland ayaa saacadihii lasoo dhaafay xabsiga dhigay Haweeney baraha Bulshada ku faafisay muuqaal ay ka duubtay Gabar yar oo u...
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gal ay xalay saq dhexe guutada 3-aad, ururka 19-aad ee ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed...
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax xoogan oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose, kaasi oo lala eegtay kolonyo ay la socdeen...