Ruushka ayaa ka baxay heshiiskii uu ku oggalaaday in badda madow laga dhoofiyo Qamadiga iyo Galayda Ukraine, kaddib markii uu sheegay in...
Inta la xaqiijiyay saddex ruux oo dhallinyaro ahaa ayaa barqanimadii Maanta ku dhintay qarax miino nooca dhulka lagu aaso ah ee laga...
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayyid Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta waxa ay kusii jeedaan degmada Luuq ee Gobolka...
Nin ku hubeysan tooreey ayaa fal isugu jiray dil iyo dhaawac ka geystay gudaha xerada Qaxootiga Xagardheer oo ka tirsan xeryaha qaxootiga...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Ganaraal Sulub Axmed Firin iyo Guddoomiye ku-Xigeenka Amniga,...
Laba wiil oo dhallinyaro oo saaka u dabaal tagay xeebta halka lagu magacaabo Geellaq ee degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir ayaa barqadii...
Dagaal xooggan oo u dhexeeyay ciidanka kummaandooska DANAB iyo Al-Shabaab ayaa gelinkii dambe ee shalay ka dhacay degmada Galcad iyo deegaanka Budbud...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay hooygiisa kulan casho sharaf ugu sameeyay Guddoomiyeyaashii...
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Shir gudoomiyay kulan lagaga hadlayay dardar galinta howlgalada kasocda deegaanada Jubaland ee lagula dagaalamayo...
Rag hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa habeenimadii xalay aheyd weerar kusoo qaaday Bar koontarool oo ciidanka ammaanka dowladda Federaalka ku leeyihiin...