Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu Cambaareeyay falalka argagixisada ee la doonayo in lagu carqaladeeyo shaqada Baarlamaanka Federaalka ah. Qoraal...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe ayaa Maanta oo Isniin ah soo gaaray Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, isagoo...
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Hoobiyeyaal Maata kusoo dhacay Albaabka hore ee Xarunta Villa Hargeysa oo ay ku shaqeeyaan Xildhibaanada...
Qaraxa oo ahaa miinada dhulka lagu Aaso ee meelaha fogfog laga hago ayaa waxaa uu Maanta Barqadii ka dhacay duleedka Magaalada Kismaayo,...
Guddiga doorashada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta shaaciyay habraaca loo marayo doorashada Guddoonka labada Aqal ee Baarlamanaka iyo xilliga...
Madaxweynaha Jubaland Ahmed Mohamed Islaam Axmed Madoobe, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka heer federaal Muuse Geelle...
Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa kulan la qaatay safiirka waddanka Qatar u fadhiya dalka Soomaaliya Amb. Hassan Bin Hamza Hashem...
Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ka qabsoomay Shir ay yeesheen Ururka Midiwga Diyaaradaha ee ka hawlgala dalka, waxaana Shirkaas ka qaybgalay Wasiirka Gaadiidka...
Dagaalka oo aad u cuslaa ayaa degaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose waxaa uu ku dhex-maray Ciidamada Kenya oo ka tirsan howlgalka...
Guddiga qaban-qaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo labadiisa ku-xigeen ee Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta kulakii ugu horreeyay ku...