Ururka 4-aad guutada16 ee kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB ayaa howlgal Qorsheysan oo ka dhan ahaa argagixisada Al-Shabaab ka sameeyay deegaannada...
Wafdi ka socday dowladda Federaalka Itoobiya oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha dibadda ee dalkaas Itoobiya Mogamed Rafie Abaraya ayaa duhurnimadii Maanta soo...
Mid ka mid ah weriyeyaasha Soomaalida, gaar ahaan arrimaha fanka sida weyn loogu yaqaano Cumar Seerbiya ayaa sheegay in lagu xiray Garoonka...
Labo Duuliye oo ka tirsan Ciiddanka Cirka ee Boqortooyada dalka Urdun (The Jordanian Air Force RJAF) ayaa la xaqiijiyey inay ku geeriyoodeen...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa waxaa uu Maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qadar u fadhiya...
Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa Booliska Somaliland ayaa Maanta lagu daadiyey waddooyinka waaweyn ee Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Maamulka Somaliland, kadib...