Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Danjiraha Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya...
Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayay ayaa gaaray Magaalada Addis...
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta oo sabti ah daah-furay Imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiyada sare oo maanta si rasmi ah...
Waxaa saaka Muqdisho iyo dowlad Goboleedyada dalka marka laga reebo Puntland ka bilaabanaya Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare, kaas oo ay...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka hadlay dagaalkii cuslaa ee shalay ka dhacay deegaanka Baxdo ee Gobolka Galgaduud,...
Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa saaka xaafad ka tirsan degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay Kormeerihii guud ee Wasaaradda Waxbarashada...
Ugu yaraan 40 ka mid ah Al-shabaab ayaa lagu dilay degmada Baxdo ee Gobolka Galguduud, kaddib markii dadka deegaanka iyo ciidamada Galmdug...
Dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ayaa waaberigii hore ee saaka oo Jimco ah waxaa ay weerar ku bilowday qaraxyo ku qaadeen deegaanka Baxdo...
Dabley hubeysan ayaa xalay waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ku dilay Nabadoon caan ka ahaa Gobolkaas oo lagu magacaabi jiray...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Marwo Kristina Svensson ayaa kala hadlay xoojinta wadashaqeynta...