Madaxtooyada Soomaaliya ayaa beenisay warar horey warbaahinta qaar u baahiyeen oo sheegayay in ciidankii tababarka loogu qaaday dalka Eritrea ay ka qeyb...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nur Madoobe ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Ingriiska u qaabilsan dalka...
Maamulka Somaliland ayaa Maanta ku dhawaaqay Go’aan ay deegaanadiisa uga mamnuucay inay ka shaqeyso laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da laga leeyahay Ingiriiska...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Shil gaari oo fiidnimadii xalay ka dhacay Laamiga u dhexeeya degaannada Laasa-dawaco iyo Carta oo ka...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa xeer Madaxweyne kusoo saaray labo degmo oo cusub oo lagu soo kordhiyay...
Hantidhowrka Guud ee Qaranka ayaa soo saaray amar lagu mamnuucayo in hey’adaha dowladda Soomaaliya ay galaan heshiisyo waa wayn, inta laga ansixinayo...
Dowladda Mareykanka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay duqeyn diyaaradahooda dagaalka ka fuliyeen deegaan Labikuus oo dhaca Waqooyi Galbeed Magaalada Kismaayo ee...