Madaxda ugu sareysa dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa u yeertay madaxda maamul goboleedyada dalka ka jira, waxaana la filayaa in Madaxda soo gaaraan...
Waxaa goordhaw garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo degay Gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed , oo xilkaasi...
Wabiga Shabeelle ayaa mudo 4 Bilood kadib waxa uu soo gaaray Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose, sida ay xaqiijiyeen dadka halkaasi...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Xildhibaan Dr. C.raxmaan Ducaale Bayle ayaa Khudbad Cajiib ah ka jeediyey Munaasibadii loo qabtay Sanadguurada Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed,...
) Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa sheegay in safarkii uu ku tagay dalka Imaaraadka Carabta uu ahaa mid guul weyn u soo hooyey Puntland...
Deeq Raashina Oo Loogu Tala Galay In Loo Qaybiyo Dadka Abaarahu Sameeyeen Oo Kunool Inta Badan Deegaanada Hoosyimadaa gobalka Cayn Ayaa lasoogaadhsiiyey...
Ruushka ayaa codka diidmada qayaxan ku horjoogsaday qaraar qabyo ah oo ay soo diyaariyeen Maraykanka, Britain iyo Faransiiska, kaasoo lagu dalbanayay in...
Iyadoo ay kasii darayso marba marka ka dambaysa xaalada adag ee abaartaa taas oo aafaysay guud ahaan Gayiga Soomaaliyeed khaas ahaana Gobalada...
Ururka Gar Gaar oo ka Shaqeeya Arimaha Samafalka ee Buuhoodle Ayaa Deeq Isagu Jira Biyo iyo Agabka Hurda Waxaa uu Gaadhsiiyey Isbitaalka...
Madaxweynaha Soomaaliya maxamed Farmaajo oo maanta Khudbad ka Jeediyey Munaasibada Ciidamada Xooga dalka ayaa siwayn uga hadlay Xaalada dalka Soomaaliya, Wuxuuna Horayn...