Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u Cambaareysay duqeymaha joogtada ah ee ay geysanayaan diyaaradaha dagaalka Kenya ee lagu dilo laguna dhaawaco...
Abaaraha iyo roob yarida ka jirta Dalka Soomaaliya ayaa ku riixeysa in ka badan 2.73 milyan oo qof in ay soo wajahan...
Wararka aan ka heleyno duleedka Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ee Somaliland ayaa waxaa ay sheegayaan in saacadihii lasoo dhaafay halkaas...
Afhayeenka Ciidanka Xoogga dalka Kornayl Cali Xaashi ayaa wareysi uu siiyay Radio Muqdisho ayaa faah faahin dheeraad ah uga bixiyay khasaaraha ka...
Toddobo qof oo Soomaali ah ayaa shalay lagu qabtay Waddada Weyn ee isku xirta Magaalooyinka Garissa iyo Thika ee dalkaasi, xilli ay...
Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saartay amar cusub oo ku socda Ganacsatada deegaanada maamulkaas ku iibisa Qaadka, kadib Qoraal kasoo baxay Wasaaradda...
Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa habeenkii xalay Magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafad ka tirsan degmada Hodan ku dilay Guddoomiye Waaxeed ka tirsnaa...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dhacdo Naxdin leh oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacday xaafad ka tirsan Magaalada Burco ee Xarunta...
Allaha u naxariistee Maxamed Cabdiwaaxid Faarax oo ahaa Taliyihii Ururka 6aad ee Kumaandooska Gor-gor ee Xoogga dalka ayaa gelinkii dambe ee shalay...
Madaxweynaha dowlad Gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa soo magacaabay xubnaha Maamulkiisa ku metelaya guddiga doorashooyinka, kadib markii heshiis laga gaaray doorashada...