Guddiga Xaqiijinta Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ku dhawaaqay in 34 xubnood laga saaray liiska...
Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in qaraxii is-miidaaninta ahaa ee maanta ka dhacay isgoyska...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Is-miidaamin ah oo Maanta ka dhacay xaafadda macalin Nuur ee degmada Dharkeenley oo u dhow...
Jugta qarax xoogan ayaa dhowr daqiiqo kahor kahor laga maqlay degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir, kaasi oo ka dhacay xaafadda macalin Nuur...
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO ayaa ka digtay raxan Ayax ah oo la filayo inay ku soo...
Ammaanka Xarunta Guddiga komishinka doorashooyinka Somaliland ee Gobolka Maroodi-jeex ayaa siweyn Maanta loo adkeeyay, waxaana halkaas la geeyay Ciidamo farabadan oo ka...
Wararka aan ka heleyno deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe ee Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas saakay isaga baxeen...
Macalin wax ka dhiga iskuul ku yaalla magaalada Muqdisho ayaa xaaskiisa ku dilay xaafad ka tirsan degmada Wardhiigley, kadib markii la sheegay...
Faah faahin dheeriya ayaa laga helayaa dagaal muddo ku dhow saacad socday oo habeenkii xalay Ciidanka Booliska dowladda ee Haramcad iyo dagaalamayaasha...
Doorashooyinka Golaha Wakiiladda iyo Deegaanka Somaliland oo gobolada intoodii badnayd la shaaciyay natiijada kasoo baxday doorashadii halkaasi ka dhacday 31-bishan MAY. Gudiyadda...