Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Maxamed Cali-Nuur Xaaji, ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda, wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha...
Khamisitii la’ soo dhaafay waxan kamid ahaa wefdi culus oo uu hoggaaminayey Raisal Wasaaraha Xukuumadda JFS Maxamed Xuseen Rooble, ujeedada wefdigu waxa...
Ciidanka xoogga dalka Qeybta 27-aad ayaa howlgal ballaaran oo lagu ciribtirayo argagisada Al-shabaab ka fuliyay deegaano ka tirsan gobalka Hiiraan. Deegaanada howgalka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi Sare oo Farsamo oo ka taageeraya Xafiiskiisa arrimaha doorashooyinka la filayo...
Wakiilka Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa kulan aaladda fogaan aragga ah la qaatay Wasiirka Haweenka ee Xukuumadda...
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowlad Goboleedka Puntland, ayaa maanta oo Talaado ah joojisay in Imtixaanaadka Somaliland la geyo Gobollada Sanaag...
Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka ayaa Maanta oo talaado ah waxaa soo gaaray wafdi ka socday Wasaaradda Arrimaha Dibadda Boqortooyada Sacuudi Carabiya,...
Wasiirka Wasaaradda Howlaha guud & Guryenta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Aadan macalin ayaa ka hadlay xilliga sida rasmiga ah ee xariga...
Midowga Yurub ayaa War kasoo saartay doorashooyinkii Golaha Wakiilada iyo Golaha deegaanka Somaliland oo 31 bishii lasoo dhaafay May ka dhacday deegaanada...
Taliyaha qeybta Booliska ee Gobolka Banaadir ayaa kormeeray wadadda isku xirta magaalada Muqdisho iyo Afgooye, kadib cabasho ka timid dadka iyo gaadiidleyda...