Puntland ayaa maanta oo Sabti ah dib u fasaxday jajabka Lacagta danabaysan, oo ay hore u xannibtay wixii ka yar hal Dollar,...
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la qaatay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn oo looga hadlaayay...
Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Amb. Jama Aidid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa safar shaqo ku tegay Magaalada...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheeysan kasameeyay degaano katirsan Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu Aasay. Howlgalka...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS Duraan Axmed Faarax iyo Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kormeer ku tagay Garoonka diyaaradaha degmada Deyniile...
Weerar sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug, sida ay sheegayaan...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta oo khamiis ah kulan la qaatay Taliyeyaasha Ciidanka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Roobleb ayaa Maanta oo khamiis ah warbixin faahfaahsan ka dhageystay Guddiga Xaqiijinta Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka....
Dowlada Soomaaliya ayaa ka hadashay eedeyn saacadihii lasoo dhaafay uga imaanayay siyaasiyiin iyo waalidiin caruurtooda tababar loogu qaaday dalka Eritrea, kuwaa oo...