Ciidanka PMPF ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Al-shabaab ka fuliyay deegaano buuraley ah...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday dhaawacyada dadkii ku waxyeelloobay qaraxii bahalnimo ee argagixisadu ay ku beegsadeen dhallinyaro...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka dowladda Qatar ee Soomaaliya Danjire Xasan Xamza....
Taliska ciidanka xoogga ayaa xaqijiyay dhimashada 10- kamid ah dhalinyaro dooneysay in ay ku biiraan ciidanka xoogga dalka iyo dhawaca 20-kamid ah...
Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Jubbaland ayaa Maanta waxaa gaaray wafdi uu hoggaaminaya Wakiilka Qaramada Midoobay James Swan, iyadoo...
Qaar kamid ah wadayaasha Bajaajta ee ka Shaqeeya gudaha Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay Maanta ku dibadbaxeen Aaga Isgoyska Shabeelle oo ku...
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ismiidaamin ah uu fuliyay ruux waxyaabaha qarxa jirkiisa kusoo xiray oo ka dhacay banaanka...
Waxaa goordhaw qarax Is-miidaamin ah oo uu fuliyay ruux jirkiisa kusoo xiray waxyaabaha qarxa ayaa ka dhacay Xero lagu tababaro ciidanka milatariga...
Ziona Chana oo 76 jir ahaa, kuna noolaa Gobalka Mizoram ee W/bari ee dalka Hindiya ayaa geeriyooday. Ninkaasi waxa uu rumeysnaa inuu...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa Maanta xukun dil toogasho ku riday Rag farabadan oo ka tirsanaa...