Waxaa maanta oo Axad ah lagu toogtay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gonbolka Mudug dhinaca xiga Puntland 21 xubnood oo horay ugu tirsanaa...
Wararka aan ka heleyno deegaanka Wisil ee Goboka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas waaberigii hore ee saakay uu ka dhacay...
Ciidamada Booliska Magaalada Boorama ee Gobolka Awdal ayaa xabsiga u taxaabay dhalinyaro ku dabaaldagay calanka Soomaaliya, kuwaasoo tiradoodu gaareysay qiyaastoo 70. Dhalinyaradan...
Shirka u dhexeeya Madaxda dolwadda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada ayaa Maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa inuu ka furmo Magaalada...
Maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa qaadacay shirka Wadatashiga Qaran ee lagu wado in maanta ka furmo magaalada Muqdisho, shirkan ayaana waxaa isugu imaanaya...
Qaraxyada oo laba ahaa ayaa waxaa duleedka Deegaanka Bali dhidin ee Gobolka Bari lagula eegtay gaadiid ay la socdeen Wasiirka Amniga Puntland...
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax miino nooca dhulka la geliyo ah oo gabal-dhicii Maanta ka dhacay gudaha degmada Doolow ee...
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Maanta Garsoorayaal cusub u magacaabay Maxkamaddaha Sare iyo Rafcaanka ee deegaanada dowlad Goboleedka Galmudug....
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo kaso ambabaxay Magaalada Garoowe ayaa dhowr daqiiqo kahor soo gaaray...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamuusaya halgameyaashii Soomaaliyeed ee naftooda iyo dhiiggooda u huray Xorriyadda Gobollada Waqooyi iyo guud ahaan...