Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland , Cabdiirashid Yuusuf Jibriil oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Ismaaciil...
Al Shabaab ayaa ku toogatey goob fagaare ah lix qof shaley, kuwaasoo kala ah shan rag ah iyo qofka kale oo haweeney...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa xalay Isbitaalada magaalada Muqdishu ku booqday bukaannadii...
Shirka u dhexeeya Madaxda dolwadda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada ayaa goordhow ka furmay Teendhada Afisyooni ee xeyndaabka Garoonka Aadan Cadde ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Khadka telefoonka kula hadlay Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo ku...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay weerarkii waaberigii hore ee saakay Al-shabaab ay ku qaadeen deegaanka Wisil ee waqooyiga Gobolka Mudug, una...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka iyo dowladda aan walaalaha nahay ee Jabuuti u diray hambalyo ku aaddan sannad...
Waxaa maanta oo Axad ah lagu toogtay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gonbolka Mudug dhinaca xiga Puntland 21 xubnood oo horay ugu tirsanaa...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee...
Baarayaasha Kenya ayaa soo xiray labo eedeysane oo lagu tuhmayo inay ka dambeeyeen afduubkii iyo jirdilkii bishan horraanteeda loo geystay Xafsa Maxamed...