Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo casho sharaf ku maamuusay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta kormeer ku tegay dekadda weyn ee Magaalada Kismaayo, kadib markii Maanta halkaas...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Jamaal Maxamed Xasan ayaa shaaciyay in Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni uu yahay Musharax u...
Madaxweynihii waddanka Haiti Jovenel Moïse ayaa waxaa lagu dhex dilay gurigiisa, waxaa sidaas goordhow war-saxaafadeed ku sheegay ra’iisul wasaaraha ku meel gaarka...
Guddiga maamulaya doorashada Xildhibaanada Banaadiriga ayaa doortay Guddoomiyaha Guddiga iyo ku-xigeenkiisa, kadib markii Maanta kulan ku yeesheen Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Guddiga Xildhibaanada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ee Maamulka Jubbaland, iyadoona halkaas siweyn...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ku qaabilay Danjiraha Dowladda Itoobiya...
Dagaal Beeleedkan oo geystay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu ka dhacay tuulooyinka dayma-same iyo Maandheere oo hoostaga Magaalada...
Xabsiga weyn ee Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar ee Puntland ayaa waxaa subaxnimadii hore ee shalay ka baxsaday Nin maxbuus aha,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa la filayaa inay tagaan magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka...