Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida qeybta 60-aad ee deegaanada Koonfur Galbeed ayaa Maanta xukun ku ridey laba askari oo dil...
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya tiro fadaafiic ah oo fiidnimadii habeen xalay lagu garaacay meelo u dhaw Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee...
Wararka aan ka heleyno Gobolka Mudug gaar ahaan duleedka deegaanka Saax-qurun oo hoostega Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas uu...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Cumar...
Guddiga doorashooyinka qaranka ee dalka Itoobiya ayaa goor dhaweyd shaaciyey natiijada doorahada 21-ka bishii June ka dhacday dalka Itoobiya. Wuxuuna guddigu sheegay...
Guddiga maamulaya Doorashada kuraasta labada Aqal ee Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ee Somaliland ayaa Maanta kulan ku yeeshay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho....
Degmooyin badan, jidadka waawayn, iyo xuduudaha muhiimka ah ayaa marba mark aka sii dambeysa ku sii galaya gacanta Taliban. Saraakiisha Taliban ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhaw gaaray magaalada Garbahaarey ee xarunta Gobolka Gedo. Rooble...
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faah faahin guud ka bixiyay khasaaraha dhimasho midka dhaawac iyo midka hantiyadeed ee ka dhashay qaraxa Gaariga...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Kismaayo kula kulmay Guddiga Doorashooyinka Jubaland isagoo kula dardaarmay in ay howsha...